Daawo Sawir:- lagu Cabiray Khudbadii Afcarabiga aheed ee Madaxweynaha Somalia ka jeediyay Dalka Kuwait

Daawo Sawir:- lagu Cabiray Khudbadii Afcarabiga aheed ee Madaxweynaha Somalia ka jeediyay Dalka Kuwait

daajis.com:-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Todobaadkii hore Shirka sanadlaha ah ee yeeshaan Madaxweynayaasha carabta , ayaa markii ugu horeesay jeediyay Khudbad afka carabiga ah.

Kaartooniistaha Amin Arts ayaa soo Bnadhigay sawir uu ku muujinayo in Madaxweynaha Soomaaliya uusan ku fiicneen luqada Carabiga ah ,waxaana sawirka lasoo bandhigay lagu muujiyay in Khudbada uu soo qaray Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada