Daawo Sawirada:- Dhismo Wado laami ah oo Maanta ka bilaabatay Magaalada Baladweyn..

Daawo Sawirada:- Dhismo Wado laami ah oo Maanta ka bilaabatay Magaalada Baladweyn..

daajis.com:-Waxaa Maanta Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan ka bilaabatay dhismaha wado laami ah oo laga bilaabay Bartamaha Magaalada Baladweyn , Dhismaha Laamigan ayaa la sheegay in ay iska kaa shanayaan Dowlada Ingiriiska iyo Maamulka Gobolka Hiiraan.

Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha wadadan Laamiga ah ee laga bilaabay Bartamaha Magaalada Baladweyn , waxaana Mashruuca dhismahan iska kaashaday Dowlada Ingiriiska iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Mashruucan dhismaha laamiga manta laga bilaabay Magaalada Baladweyn ayaa la sheegay in looga faa’iideen doon shacabka ku dhaqan Magaaladaasi oo iyagu ka qeyb qaadanaya dhismaha laamiga hada ka bilowday Baladweyn.

Dadka ku dhaqan Magaalada Baladweyn ayaa aad usoo dhaweeyay Mashruucan lagu dhisayo qaar kamid ah Laamiyada Muhiimka ah eedhax mara Magaaladaasi , Dhismahan laamigan ayaana ka qeyb qaadanaya howlaha lagu hor marinayo Magaalada Baladweyn.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada