Daawo Sawirada:- Layaabka Nin aan filaneynin oo sawirkiisa lagu daray Liiska Dambiilayaasha la raadinayo

Daawo Sawirada:- Layaabka Nin aan filaneynin oo sawirkiisa lagu daray Liiska Dambiilayaasha la raadinayo

daajis.com:-Nin u dhashay Dalka Mareykanka ayaa fajiciso iyo amakaag ku noqotay kadib markii Sawirkiisa uu ka baaray Google uu ku arkay Sawirkiisa oo lagu daray Liiska dad dambiilayaal ah oo Booliisku ku raad joogeen.

Sida ay baahiyeen qaar kamid ah Warbaahinta Dalka Mareykanka ninkan ayaa galay Google si uu isgaa Baaro in Sawiradiisa ay ku jiraan Googlaha , hasa ahaatee mar qura ayaa xaalka ninkan is badashay kadib markii uu Sawirkiisa iyo Magaciisa ku arkay Liiska dad laga baadi goobayo Waqooyiga California.

Christopher Viatafa oo 27 –sano jir ah ayaa isku arkay Liiska Dadka ay Ciidamada Baadi goobayaan , waxaana ninkan lagu eedeeyay in Rasaas aan qasaaro geesan uu ku furay Ciidamo katirsan Booliiska Mareykanka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada