Daawo Video: Cali Ameeriko & Faarax Macalin maxaa kala qabsaday?

Daawo Video: Cali Ameeriko & Faarax Macalin maxaa kala qabsaday?

daajis.com:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Cali Ameeriko iyo Gudoomiyihii hore ee Baarlamanka Kenya Faarax Macalin, ayaa Ereyo aad u kul kulul isku weeydaarsaday Kulan ka dhacay magaalada Nairobi.


Faarax macalin oo ka hadlaya Arinta shabaab, ayaa sheegay in isaga hada kahor lagu eedeeyay inuu yahay shabaab, islamarkaasna Safiir Ameeriko Itoobiya ku qasabtay inuu qoro warqad uu ku sheegayo in isaga uu shabaab yahay.


“Anigadaan hada idinla hadlaayo hada kahor waxaa laygu eedeeyay inaan ahay shabaab, Al-shabaabna waxay leedahay Gaalka kurka kasoo gooya, Safiif Ameeriko waa kan Itoobiyaanka inta kurka ka qabteen ku dhaheen qor warqad aniga leygu eedeynayo inaan ahay shabaab wuuna qoray warqadi” sidaasi waxaa yiri Faarax Macalin.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada