DAAWO VIDEO:- Fanaaniinta Xasan Aadan Samatar iyo Axmed NAAJI oo La Ilmeeyey Geerida Boqorka Codka TUBEEC.

DAAWO VIDEO:- Fanaaniinta Xasan Aadan Samatar iyo Axmed NAAJI oo La Ilmeeyey Geerida Boqorka Codka TUBEEC.

daajis.com:-Fanaaniinta Xasan aadan Samatar iyo Sidoo kale Axmed Naaji Ayaa si Naxdin leh uga hadlay Geerida Fanaanka Maxamed Sulaymaan (Tubeec).
Sidoo kale waxay  Ka hadleen Arimo  Quseeya Taariikhdiisa Fanaaneed, Waxyaabihii uu ku Caanka ahaa Iyo Siduu ku Noqday Boqorka Codka,  Arimihii Soo Dhex maray, Iyo sidoo kale Hiisaha Sida wayn Loogu Xasuusto.


Halkaan Riix Ka Daawo Muuqaalka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada