Daily Mirror: Van Persie Wuxu Doonaya Inuu Xagaaga Dib Ugu Noqdo Emirates.

Daily Mirror: Van Persie Wuxu Doonaya Inuu Xagaaga Dib Ugu Noqdo Emirates.

daajis.com:-Daily Mirror ayaa sheegeysa in weeraryahanka reer Dutch Ee Manchester United u ciyaara Robin Van Persie uu doonayo inuu si lama filaan ah dib ugu noqdo kooxdisi hore Ee Arsenal marka uu soo gabagaboobo xilli ciyaaredkan.

Xiddiga heerka caalami Ee xulka Netherland iyo kooxda Manchester United ayaa Eegeya fursad suura gal ah uu dib ugu noqon karo kooxda waqooyiga London ka dhisan Ee Arsenal kadib Isfahan daro soo kala dhex gashay isaga iyo tababaraha Manchester United David Moyes.
Van Persie ayaa Arsenal isaga soo dhaqaaqay xagaagi 2012 kadib markii ay Manchester United ku soo qaadatay aduun lacageed gaaraya 24 milyan oo Ginni, waxana haatan soo baxay warar sheegaya inuu xiddigan isaga tagi doono Old Trafford marka uu dhamado xilli ciyaaredkan.
Wakiilka Van Persie ayaa London kula kulmay tababaraha kooxda Arsenal macalimuu Arsene Wenger iyagoo ka wada hadlay suurta galnimad uu laacibkan dib ugu soo noqon karo Emirates, waxeyna Arsenal tartan xoogan kala kulmi doonta Bayern Munich oo dhanked ka doondooneysa Van Pesrie.

xigasho:-laacib FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada