Jennifer Lawrence mar kale ayey xaflada Oscar ku kuftay.

Jennifer Lawrence mar kale ayey xaflada Oscar ku kuftay.

daajis.com:-Atariishada caanka ah ee Jennifer Lawrence ayaa markale waxaa ku dhacay, dhacdadi sanadki hore ee xaflada Oscar, kadib marki ay ku kuftay taajki ay xirneed, sanadki hore ayeey kuftay Jennifer  xili ay koreysay masraxa.

Sanadkaan mar kale ayey kuftay Jennifer Lawrence, eyadoo u sharaxneed atariishada labaad ee ugu wanaagsan, waxeyna ku kuftay labiski ay xirneed xili ay kasoo deganeysay gaarigeeda.



Markaan waxaa saaciday saaxibkeed oo la socday, kaas oo durbadiiba lugeheeda ku istaajiyay, intaas kadib qosol ayaa kasoo go'ay Jennifer Lawrence oo la yaaban waxa isku soo aadiyay kuftinteeda iyo xaflada Oscar.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada