Daawo Sawirada:- Julia Alipova Boqorada quruxda Russia 2014

Daawo Sawirada:- Julia Alipova Boqorada quruxda Russia 2014

daajis.com:-Tartanka quruxda gudaha dalka Russia sanadkaan 2014, waxaa ku guuleystay Julia Alipova, oo loo xiray taajka gabadha ugu qurxoon dalka Ruushka sanadkaan.

Waxaa ka qeyb galay tartay hablo gaaraya 50-ruux, laakiin waxaa booska koobaad ka gashay Julia Alipova, eyadoo xafladaan lagu qabtay howlka weyn ee "Luxury” Village". 





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada