DEGDEG Daawo:- Rag Sheegtay in ay Khaatumo Ka yimeedeen Oo Maanta isu Dhiibay Siilaanyo

DEGDEG Daawo:- Rag Sheegtay in ay Khaatumo Ka yimeedeen Oo Maanta isu Dhiibay Siilaanyo

daajis.com:- Maamulka Siilaanyo ayaa Maanta Soo Bandhigay Nin ay ku magacaabeen in uu ka tirsan yahay Odayaasha Dhaqanka Khaatumo oo ay tilmaameen in uu kasoo goostay Degmada Boocaame Cabdirashiid Xasan Aadan ayaa sheegtay Ugaaska Beesha Boocame iyadoo aan ognahay In Ugaaska Beeshaasi yahay Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur .

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO NINKAASI OO KA HADLAY LAASCAANOOD 

Waxaana ninkaasi loo gudbiyey dhinaca Magaalada Hargaysa iyadoona uu saxaafada u sheegay in uu u yeedhay Axmed Siilaanyo.

Horgalada iyo sidoo kale horjoogayaasha Maamulka Siilaanyo ee Gobolka Sool ayaa goob fagaare ah kusoo dhoweeyay ninkaasi sheegtay in uu ka mid yahay Isimada Beelaha Khaatumo .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada