Sonakshi Sinha waan jeclahay in mararka qaar la igu yeero New Katrina Kaif..

Sonakshi Sinha waan jeclahay in mararka qaar la igu yeero New Katrina Kaif..

daajis.com:-Atariishada da,a yartaa ee Sonakshi ayaa sheegtay in taageera wayn u tahay atariishada caanka ah ee Katrina Kaif waxa ayna sheegtay in ay ku raaxaysato in mararka qaar loogu yeero magaca Katrina.

Waxa ay xustay in atariishadaa u tahay tageera wayn isla markaana jeceshay in ay ku dayato maadama sida ay xustay u tahay tageero waxa ayna intaa ku dartay in iyada oo ku soo biirin Bollywoodka ku fikiri jirtay sidii heerkeeda u gaari lahayd.
Atariishadaa ayaa mararka qaar bulshada waxa ugu yeeraan new Katrina waxa ayna u aragtaa arintaa mid xageeda farxad weyn ku abuurtay maadama wixii ay ku haminaysay ku guulaysatay.
Sonakishi ayaa dhawaan waxa ay wax ka soo jili doontaa filimka cusub Happy new year oo lagu wado in dhawaan jilidiisa dib loo bilaabo kadib markii uu dhawaan hakad galay kadib dhawacii shahrukhan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada