Kajol oo diiday iney ka hadasho xiriirka walaasheed Tanisha iyo Armaan.

Kajol oo diiday iney ka hadasho xiriirka walaasheed Tanisha iyo Armaan.

daajis.com:-Atariishada Bollywoodka ee Kajol ayaa diiday iney ka hadasho xiriirka ka dhaxeeya walaasheed Tanisha Mukherji iyo Armaan Kohli, sababta arintaan ayaa lagu sheegay inaan Kajol ku faraxsaneyn xiriirkaan.

Kajol oo kasoo muuqatay Barnaamijka "Koffee With Karan" ayaa ka gaabsatay arintaan mar wax laga weydiiyay, eyadoo tiri maalin kale ayaan ka hadli doonaa.



Kajol kuma faraxsanahay sida la sheegay xiriirka ka dhexeeya walaasheed Tanisha iyo Armaan, laakiin ilaa hada lama sheegin sababta ay ku mucaaradsantahay.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada