Kim Kardashian oo soo bandhigtay Taashkeeda Arooska+sawiro.

Kim Kardashian oo soo bandhigtay Taashkeeda Arooska+sawiro.

daajis.com:-Xiddigta caanka ah ee Kim Kardashian ayaa soo bandhigtay Taashka guurkeeda, eyadoo weliba la sawiran xaajigeeda Kanye West, waxaana sawirkooda lasoo saaray majalada Vogue.

Kim ayaa mudo dheer ku riyooneysay in maalin ay aragto eyadoo xiran labiskaan, duqeeda Kanye West isna uu garab joogo.


Wxaa xusid mudan in Kim iyo Kanye qorsheynayaan aroos weyn waqti aan fogeyn, kaas oo lagu qaban doono magaalo madaxda France ee Paris.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada