Koox Dhan Oo Kubadeed Oo Gadooday Ka Dib Markii Gabar Muslim Ah Loo Diiday Inay Xijaab Ku Ciyaarto.

Koox Dhan Oo Kubadeed Oo Gadooday Ka Dib Markii Gabar Muslim Ah Loo Diiday Inay Xijaab Ku Ciyaarto.

daajis.com:-Markii garab Mareykanka ah loo diiday inay ku ciyaarto qimaarkeeda kulan kubadeed oo iskuulkeeda ah, asxaabteeda kooxda oo dhan ayaa garab istaagay oo taageero weyn u muujiyay.


Inkastoo dhawaan ay FIFA ogolaatay in gabadhaha Muslimka ah ay ku ciyaari karaan xijaab, hadana garsoore dugsi sarre oo Maryekanka ku yaala ayaa iska indhotiray sharciga cusub isagoo diiday in Samah Aidah ay ciyaarta ka qeyb qaadato madaama ay xirneyd qimaar.
Iyadoo ciyaartaas oo ka dhacaeysa Colorado loo diiday Aidah hadana kulankii ku xigay asxaabteeda kooxda iyo shaqaalaha tababarka ee Overland High School ayaa dhamaantood iyagana soo xirtay qimaar inkastoo aysan Muslim aheyn.
Waxaana ay ku galeen sawir taasoo noqotay mid si aad ah loogu wadaago bogga xiriirka bulshada ee Twitter.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada