DAAWO VIDEO:- Somali Channel oo dood kulul ka Qabatay Xiisadaha u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland.

DAAWO VIDEO:- Somali Channel oo dood kulul ka Qabatay Xiisadaha u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland.

daajis.com:-Iyadoo dhawaan Madaxweynaha maamulka Somaliland uu gaaray deegaano kamid ah maamulka Puntland ayaa Tv-ga Somalichanel waxa uu qabtay dood kulul.


dooda ayaa waxa ay dhex martay laba siyaasi oo labada dhinac kala taabacsan waxaana ay doodii gaartay heerkii ugu sareeye.


Dooda oo aheyd mid aad u xiisa badan ayaa waxa lagu lafa guray booqahadii siilaanyo uu ku gaaray magaalada Laas Qoray.



Halkaan Riix Ka Daawo Dooda.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada