Daawo Vidio:- Wiil Soomaali oo ku guuleystey tartan ka dhacey South Afrika noqdeyna Aktor dad badan ay ka codsadeen in sawir lagalaan..+sawiro

Daawo Vidio:- Wiil Soomaali oo ku guuleystey tartan ka dhacey South Afrika noqdeyna Aktor dad badan ay ka codsadeen in sawir lagalaan..+sawiro

daajis.com:-Ugaas Cali waxa uu ku nool yahay magaalada Cape town ee dalka Koonfur Africa wuxuuna galay kaalinta koowaad tartan ay ka qeyb galeen dhamaan wadamada qaarada Africa wuxuuna noqday ninka sida weyn usoo jiitay dhamaan kasoo qeyb galayaashii xaflada maamuuska iyo welibga dadka banaanka maraya hadaba daawadood adigaa yaabi doonee daawo muuqaalkani quruxda badan oo sida caalamiga ah loo duubay video gaaban.


Barnaamijkani oo la magac baxay Sahanka Nolosha ayaa xalqadiisii koowaad uu ka baxay tv-ga Universal waxaana daadihiye ah Wariye Maxamed Deeq Muuse Nuur (Deeqdarajo) waxana barnaamijkani lagu soo qaadan doonaa shaqsiyaadka Soomaaliyeed oo hormarka ka sameeyey dalka iyo dibadda wuxuuna noqon doonaa barnaamij joogto ah.



Halkaan Riix Ka Daawo Muuqaalka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada