Daawo Video:- Fanaanada Qaali Ladan oo Ku biirtay Kooxda Xiddigaha Geeska Africa

Daawo Video:- Fanaanada Qaali Ladan oo Ku biirtay Kooxda Xiddigaha Geeska Africa

daajis.com:-Fanaanada da'ada yar ee Qaali Ladan ayaa dhawaan ku biirtay Kooxda Xiddigaha geeska Africa ee ka dhisan Magaalada Hargaysa Xarunta Somaliland.
Xiddigtaa oo mudooyinkii danbe ku sugnayd Dalka Kenya islamarkaana ka tirsanayd Kooxda Sagal Arts ayaa markaan ku biirtay Kooxda Xiddigaha Geeska Africa. 
Qaali ladan ayaa heestii ugu horaysay la soo qaaday Xiddiga Kooxda Geeska Africa Maxamed Biki taa oo dhawaan soo saareen Labadaa Fanaan.
Heestaa ayaa waxaa qoray abwaan Laab Saalax oo ah Gudoomiyaha Kooxda Xiddigaha Geeska Africa waana markii ugu horaysay Qaali ladan haas la qaado BIki.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada