Masar:- 529 katirsan ikhwaanka oo dil lagu xukumay

Masar:- 529 katirsan ikhwaanka oo dil lagu xukumay

daajis.com:-Maxkamad ku taalla Masar ayaa dil ku xukuntay 529 ruux oo taageersan madaxweynihii xilka laga tuuray ee Maxamad Mursi.

Dadkan ayaa la sheegayaa inay ka tirsan yihin ururka dalka Masar laga mamnuucay ee Ikhwaanul Muslimiinka.

Waxaa loo soo jeediyay eedeymo ay ku jiraan inay wax dileen.

Mas’uuliyinta Masar ayaa olole ku qaaday ururka Ikhwaanul Muslimiinka tan iyo markii militerigu uu xukunka ka tuuray Maxamad Mursi.

Kumanaan kun oo ka tirsan Ikhwaanul Muslimiinka ayaa la xiray iyadoo boqolaal kalena la dilay.


Xigasho: BBC

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada