Nick Kay oo war ka naxiyay madaxda Somalia u sheegay Golaha Amaanka.

Nick Kay oo war ka naxiyay madaxda Somalia u sheegay Golaha Amaanka.

daajis.com:-Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nick Kay ayaa Golaha ammaanla QM u sheegay in xaalada ammaanka Muqdisho ay mareyso meel aad u xun.

Wuxuu is barbardhigay xilligii Al-Shabaab ay magaalada joogtay iyo hadda oo ay dowladda gacanta ku heyso, wuxuu sheegay marka loo eego xagga ammaanka in maanta ay aad uga xuntay Muqdisho.

Wuxuu ku billaabay hadalkiisa  “Annigu waxaan joogaa Muqdisho idin lama joogo New York maxaa yeelay xaalada, waxaan rajeenayaa in aad fahmi doonbtaan” balse isagoo kaftamaya ayaa yiri madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha dalka waa ay ka maqan yihiin.

Hadalkan ayaa muujinaya walaac ballaaran oo beesha caalamka ay ka qabto xaalada ammaan ee magaalada Muqdisho.

Ma cadda sidda ay uga jawaab i doonto dowladda Soomaaliya hadalka u sheegay ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada