daajis.com:-Waxaa jira calaamado badan oo aad ku ogaan karto in ninka kugu xeran
balse weli aadan la aqal galin in uu yahay mid kuu qalma iyo in kale,
waxa ayna daajis ku siineysaa dhowr calaamad oo hadaad aragto il
gaar ah isaga yeelo .
1- Maba Xasuusto Wax Yaabaha Aad Jeceshahay : hadii bilooyin ay k soo
wareegteen ama sanad mudada aad isku xeran tihiin oo uusan
gacaliyahaaga xasuusaneyn wax yaabaha aad ka hesho iyo kuwo aadan ka
helin ee kaa careysiiya hadaba ninkaas ila gaar ah isaga yeelo .
Ma aha ka bad badis in ninka uu daryeelo lamaantiisa oo uu si fog u ogaado wax yaabaha ay ka hesho oo uu xifido

3- Howlihiisa Ayaa Badan Mana Helayo Waqti Uu Kuula Hadlo :
shaqada waqti gaar ah ayay leedahay , jaceylkana isna waqti , balse
macquul ma aha in maalintii dhan ka mashquulsanaanto marka saaxiboow aan
xariifka aheyn kala saar shaqada iyo jaceylka .
4- Dan Kama Laha Saaxibaadada : ulama jeedi in si weyn aad u buun buuniso balse qadari saaxibada lamaantaada .
Hadaba daajis ayaa kuula talineysa gabaryaheey haddii aad
arimahaan ku aragto in aad si saraaxad ah wax ugu sheegto gacaliyaagha
si uu u badalo dabcigaas.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:50 and have
, Published at