Xafladdii soo dhaweynta Ugaaska 22-aad ee Beesha Gaaljecel ee Stockholm, Sweda+SAWIRRO

Xafladdii soo dhaweynta Ugaaska 22-aad ee Beesha Gaaljecel ee Stockholm, Sweda+SAWIRRO

daajis.com:-Waxaa Caasimadda Sweden ee Stockhlom lagu qabtay xaflad heersare ah loo lagu soo dhaweynayay wafdi Balaaran oo isugu jiray xildhabaano, Aqoonyahano iyo waxgaradka beesha Gaaljecel oo u hogaaminayay Ugaaska 22-aad ee Beesha Galjecel Ugaas Abdirahman Ugaas Abdullahi Ugaas Muxumed. Wafdigaan oo horay usoo booqday wadamada UK iyo Nederland.

Ugaaska iyo wafdigiisa ee xildhibaanada ah waxa ay kulamo la qaateen jaaliyadaha Soomaalida ee wadamadda scandanevianka Danmaka iyo Finland Norway iyo Sweden.
Jaaliyada Norway waxa kulankaasi ugu qeyb galay Wafdi u Hogaaminayay Hussein Hassan Amiin Jeesow oo kulan gaar ah la qaatay ugaaska iyo wafdigiisa ayagoo kawada hadlay isku xirnaanshaha iyo midnimada beesha kadibna loo gudbo soomali weyn arintaas oo aad iyo aad ay usoo dhaweyeen wafidigii ugaaska hogaaminayay oo ay ka mid ahaayeen Xildhibaan Jeesow iyo Xildhibaan Abdirahman Macalin.
Waa markii ugu horeysay ee Ugaas soomaliyeed booqasho rasmi ah ku yimaado qaaarada yurub taas oo dhankooda ay soo dhaweyeen wafdigi ka socday jaaliyadda Norway.
 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada