Daawo:- Kooxda Taleex Band oo hees u qaday maamul gobaleedka Koonfur Galbeed Somaaliya

Daawo:- Kooxda Taleex Band oo hees u qaday maamul gobaleedka Koonfur Galbeed Somaaliya

daajis.com:-Hees Cusub Oo Loo Sameeyey Maamul gobaleedka Koonfur Galbeed Saomaliya oo dhawaan yeelatay madaxweyne cusub  ,waxaana heestaan hal abuuray Abwaan Maxamed Guun Halka LAXANKa uu saray AHMED GAASHAANLE.

Heestaan waxaa ku kulmay fanaaniinta ugu qatarsan North America kuwaaso ku midoobay magaca TALEEX BAND oo ah koox inta badan la shaqaysa jaaliyada Soomaaliyeed ee Ku nool North America gaar ahaan magalooyinka ay Soomaalida ku badanyihiin.

Ugu danbeentii heestaan waxaa farsamayay oo sida quruxda badan uga shaqayay Somalivip Studio Ahmed Ugaaska oo malmahan danbe ay tabeen dadka xiiseeyo fanka madaama looga bartay soo sarista heeso cusub iyo waliba  Fanaaniin cusub.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada