Kenya:- Ciidankeena kama saareyno Soomaaliya

Kenya:- Ciidankeena kama saareyno Soomaaliya

daajis.com:-Wasaarada Difaaca Kenya ayaa waxa ay sheegtay in aysan Ciidanka keenya ka baxayn Soomaliya ilaa Laga Tir tiro Al Shabaab Wasiirka Difaaca ee Kenya haweenayda lagu magacaabo Raychelle Omamo ayaa sheegtay in sanadka 2014-ka uu yahay kii lagu soo afjarayay Ururka xagjirka ah ee al-Shabaab oo ka taliya qaybo yar oo ka tirsan Soomaaliya.


‘’ Waqtigaan ma ahaan kii laga wada hadli lahaa soo saarista Ciidanka Kenya ee jooga Soomaaliya, waa waqtigii la dardar gelin lahaa howlgalada milateri. 

Waa waqtigii la burburin lahaa argagixiisada joogata Soomaaliya oo nabadgalyo xumo abuuraysa,’’ ayay tiri.


Raychelle Omamo, ayaa sidoo kale sheegtay,  in markii hore Soomaaliya u galeen kadib markii argagixiisada ay khatar ku noqdeen amaanka dalkeeda, waa sida sheegtay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada