Aqalka Kremlin-ka oo xaqiijiyay in Putin uu furay Xaaskiisa +Sawirro

Aqalka Kremlin-ka oo xaqiijiyay in Putin uu furay Xaaskiisa +Sawirro

daajis.com:-Aqalka looga arimiyo dalka Ruushka ee Kremlin-ka, ayaa xaqiijiyay in M/weynaha dalkaas Vladamir Putin uu furay Xaaskiisa Ludmila oo ay sadex sano is qabeen.

Putin & Ludmila, ayaa Bishii lasoo dhaafay, mar ay kasoo muuqdeen Telefeshinka wadankaas, waxay sheegeen ineey kala tageen.

Ludmila & Putin, ayaa isku dhalay 2 Gabdhood oo hada ku jira da’da 20aad.
M/weyne Putin, ayaa hada ku jira da’da 60aad.

Putin, ayaa ku jira shaqsiyadka ugu saameynta badan dunida, waxaana magaciisa lagu soo daabacay warbaahinta Caalamka ugu afka dhaadheer, kadib markii uu Jaziirada Cremia ee dalka Ukrine kusoo daray dalka Ruushka.

Ludmila, ayaa sheegtay in kala taga iyada iyo Putin uu ahaa mid ku adag, lakiin waxay sheegtay in Putin uu ku mashquulsanyahay Howlaha Siyaasada.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada