Daawo Mucjiso:- Cunug wadnahiisa bannaanka yaal oo dhashay

Daawo Mucjiso:- Cunug wadnahiisa bannaanka yaal oo dhashay

daajis.com:-Ilmo yar oo dhaqaatiirta ka yaabiyay oo soo dhashay isagoo wadnihiisa bannaanka yaal. Haweeney u dhalatay dalka India aya dhashay cunug mucjiso ah, kaasoo wadnihiisa ay bannaanka yaalaan isla markaana ka dhaqdhaqaaqaya dibada.

Aabaha iyo hooyada dhashay ilmahan yar ayaa ah kuwo Sabool ah oo noloshooda maalintii ay ku tiirsan tahay ama isku celceliya in ka yar Sedax Dollar ayaa ku guul dareystay in ay helaan caawinaad iyo gargaar dhaqaale oo lagu badbaadiyo ilamahooda yar.

Nasiib daro cunugan yar ayaa Lix maalmood kadib markii uu ku dhashay Isbitaal ay dawladdu maamusho oo ku yaala gobolka Uttar Pradesh ugu geeriyooday gargaar la’aan.

Dhaqaatiirtii isku dayday in ay aakhirkii badbaadiyaan ayaa waxay sheegeen in mucjisadani ay tahay mid naadir ah oo ay yar tahay in la arko.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada