Dhageyso:- 20-Guurada Xasuuqii Rwanda

Dhageyso:- 20-Guurada Xasuuqii Rwanda

daajis.com:-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Rwanda ayaa dib usoo cusboonaysiiyey sheegashooyin ah in Faransiisku ay door ku lahaayeen xasuuqii dalka Rwanda ka dhacay sannadkii 1994-tii kadib markii diblomaasiyiin Faransiis ah ay ka baxeen munaasabadaha lagu maamuusayo 20-guurada kasoo wareegtay xasuuqaasi eedahaas dartood. 


20 sano ka hor maanta waxaa bilwoday Xasuuqii dalkaasi Rwanda markaasi oo diyaarad uu la socday madaxweynehiii hore ee waddankaasi lasoo riday, shilkaasi oo kadibna holciyey colaadda usoo dhaxatysay labada qabiil ee Tuutsiga iyo Huutuuga. Ilaa 800 kun oo qof ayaa la aamisna yahay inay ku dhinteen colaadda.

Hoos ka dhagayso warbixin iyo waraysi ku saabsan arrintaasi

Xigasho:VOA FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada