Liverpool Oo Ku Hogaamineysa Man City Iyo Monaco Tartanka Loogu Jiro Daafac Bidix Oo U Ciyaara Real Madrid.

Liverpool Oo Ku Hogaamineysa Man City Iyo Monaco Tartanka Loogu Jiro Daafac Bidix Oo U Ciyaara Real Madrid.

daajis.com:-Kooxda Liverpool ayaa kaga sarre martay Manchester City iyo Monaco ugaarsiga loogu jiro daafaca 26 jirka Fabio Coentrao, sida ay ku warameyso Sunday Mirror.

Jorge Mendes oo ah wakiilka ciyaaryahanka ayaa xiriir la lahaa Liverpool waxaana la rumeysan yahay in wadahadalada ay marayaan marxalad sarre.
Real ayaa lagu waramayaa in Coentrao ku rabto 11.5 milyan ginni iyadoo ciyaaryahanka uu ahaa mid aan boos joogta ah ka heysan Los Blancos xilli ciyaareedkan.
Inkastoo Liverpool uu u soo baxo Jon Flanagan islamarkaana uu weli dhaawac ka yahay Enrique waxa ay doonayaan Coentrao oo ah ciyaaryahan sarre kaasoo sidoo kale leh qaab ciyaareed weerar ah oo ku haboon qaab ciyaareedka Reds.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada