M/waynaha Puntland oo siwayn loogu soo dhaweeyay Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal

M/waynaha Puntland oo siwayn loogu soo dhaweeyay Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal

daajis.com:-Madaxwaynaha Puntland Dr C-wali Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa si wayn loogu soo dhaweeyaya Degmada Burtinle oo katirsan Gobolka Nugaal . 

Madaxwaynaha iyo waftigiisa waxaa degmada kusoo dhoweeyey Maamulka Degmada Burtinle,Nabadoono,dhalinyaro, haween,Arday iyo qaybaha kale duwan ee bulshada degmadaasi.

Madaxwaynaha ayaa hada kulamo toos ah waxa uu la leeyahay Bulshadda qaybaheeda kala duwan ee ku dhaqan dagmadaas.

Sidookale madaxwaynuhu wuxuu kulamo la qaadan Waxgaradka iyo Salaadiinta dagmadaas oo madaxwaynaha iyo wafdigiisu ka dhagaysanayaan waxa ay doonayaan in dowladda Puntland ay u qabato dadka reer Burtinle ee gobolka Nugaal.


Madaxwaynaha iyo waftigiisa waxa ay ku sii nagaan doonaan ilaa caawa degmadaasi .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada