War DEG-Deg:- Shaqaale katirsanaa Q.M oo lagu dilay Gaalkacyo

War DEG-Deg:- Shaqaale katirsanaa Q.M oo lagu dilay Gaalkacyo

daajis.com:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku waramaya in laba nin oo cadaan ah dhalasho aahan ka soo jeeda Ingiriiska lagu tooktay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo.

Labadaan nin ee la tooktay ayaa kamid ahaa shaqaalaha hay’adda UNODC ,waxana dilkooda ka dambeeyay sidaan wararka ku helayno askari ka mid ahaa ilaalada Garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo.


Lama oga sababta ka dambaysay dilka labadaasi nin ee cadaanka ah,balse waxa soo baxayay warar sheegay in gacanta lagu hayo askarigii fuliyay dilkaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada