Barlamanka Somaliya Oo La Filayo Inuu Maanta Cod U Qaado Sharciyadda Shirkadda FAVORI

Barlamanka Somaliya Oo La Filayo Inuu Maanta Cod U Qaado Sharciyadda Shirkadda FAVORI

daajis.com:-Mudanayaasha Baarlamanka Federalka Soomaaliya ayaa la filayaa iney maanta kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka si ay u si ambaqaadaan howlaha horyaala.

Kullanka ay maanta ay leeyihiin mudanayaasha Baarlamanka,waxaa sidookale lagu wadaa inay cod u qaadan sharciyada shirkadda FAVORI oo gacanta ku haysa Garoonka Muqdisho.

Wixii ku soo kordha dib ayaanu idiinku soo gudbin


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada