Daawo Sawirada:- Arin lala yaabay guri loogu talagalay in lagu xiro dadka waalan oo iska daa dadka waalane xitaa kuwa Fiyoow ku waalanayaan

Daawo Sawirada:- Arin lala yaabay guri loogu talagalay in lagu xiro dadka waalan oo iska daa dadka waalane xitaa kuwa Fiyoow ku waalanayaan

daajis.com:-Dalka Jarmalka Magaalo ku taalla waxa la sheegay in laga dhisay guri dadka waallan loogu talo galay,qofka markii galo ayuuba sii waalanayaa,warbixintaan oo ciwaan u ah Grazy House ayaan markaan arkay waxaan xitaa aniga la cajabay qaabka loo dhisay guriga iyo sida uu dhexda guriga yahay Alaabta taalla waxaana udalxiis tago dadka Yurubta iyo Ameerika ka yimaada.  













FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada