Daawo Sawirada:- Roob lagu qabowsaday oo Muqdisho ka da’ay

Daawo Sawirada:- Roob lagu qabowsaday oo Muqdisho ka da’ay

daajis.com:-Roobabka xiliga Guga ayaa xalay oo dhan ka da’ayay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, Roobabka ayaa sababay khasaaro Nafeed iyo mid hantiyadeed.

Laba carruur ah ayaa geeriyootay kaddib markii uu ku dumay darbiga guriga ay degganaayeen oo ku yaalla degmada Dharkeynleey ee gobolka Banaadir.xamarcadde-roob
Axmed Ibraahin Nuur oo ah wiil la dhashay carruurta geeriyootay oo gabdho ahaa ayaa Radio Muqdisho u sheegay in roobkii xalay ka da’ay magaalada Muqdisho uu sababay in uu soo dumo derbi ku dhawaa guriga ay degganaayeen oo ka sameysnaa Jiingad waxaana ku dhaawacantay hooyada dhashay carruurta dhimatay.
Roob xoogan oo xalay Muqdisho ka da'ay
Roob xoogan oo xalay Muqdisho ka da’ay
Roobka oo xoog lahaa ayaa sababay daadad ku rogmaday xaafadaha qaar ee magaalada Muqdisho. Dadka barakacayaasha ah ayaa sidoo kale la kulmaya xaalad adag maadaama aysan heysan guryo si wanaagsan uga celin kara daadaadka iyo waliba dhibicda roobka.
9 1 2 3 4 5 6 7


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada