Daawo Sawirada:- Taageerayaasha Ruushka oo dilay 14 ka mid ciidamada Ukraine

Daawo Sawirada:- Taageerayaasha Ruushka oo dilay 14 ka mid ciidamada Ukraine

daajis.com:-Taageerayaasha Ruushka, ayaa Koofurta Ukraine ku dilay 14 kamid ah milatariga Ukraine, iyagoo sidoo kalena dhaawacay 100.

Sidoo kale taageerayaasha Ruushka ayaa bur buriyay ilaa 3 kamid ah Gaadiidka milatariga Ukraine oo uu ku jiro Taangi.

Kadib weerarkan ayaa sarkaal u hadlay Milatariga Ukraine, waxa uu sheegay in dagaalki uu bilaawday.

Mucaaradka ku kacsan Dowlada Ukraine, islamarkaasna taageerada ka hela Ruushka, ayaa waxay sheegeen in ay Hub badana ka furteen askarta Ukraine.1 Taangi 16 5 4

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada