DAAWO SAWIRRO: Kabtan Vidic oo Ilkaha laga baduuqay Man United kulankiisii ugu dambeeyay uu u ciyaaro.

DAAWO SAWIRRO: Kabtan Vidic oo Ilkaha laga baduuqay Man United kulankiisii ugu dambeeyay uu u ciyaaro.

daajis.com:-Nemanja Vidic ayaa u saftay Man United kulankiisii ugu dambeeyay maadaama uu ka tagayo kooxda kuna sii jeedo Inter Milan balse Vidic ayaa dhiig ku macsalaameeyay kulankiisii ugu dambeeyay ee Man U.

Rickie Lambert ee u safta Southampton ayaa suxul ku kilkilay Vidic iyadoo la arkayay laacibka oo dhiig badan ku qubanaya.

Man United ayaa iyadu xagaaga soo socda laga wayn doonaa dhammaan tartamada Yurub maadaama ay isaga hartay Champion League iyo Europe League intaba.


Eeg sawiradda Vidic oo dhiigaya:
Vidic
Vidic1
Vidic2
U

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada