Sidee Ku Soo Dhamaaday Xilli Ciyaareedka Horyaalka Premier League Maanta?

Sidee Ku Soo Dhamaaday Xilli Ciyaareedka Horyaalka Premier League Maanta?

daajis.com:-Kooxda Manchester City ayaa markii labaad ee seddex sanno gudaheed ku guuleysatay horyaalka Premier League, iyadoo tababarahooda Manuel  Pellegrini uu noqday tababarihii ugu horeeyay ee ka baxsan Yurub eek u guuleystay Premier League.
Kooxda Horyaalka Hanatay Xilli Ciyaareedkan 2013-14:
MANCHESTER CITY
Kooxaha U Soo Baxay Champions League xilli ciyaareedka soo socda:
Man City, Liverpool, Chelsea iyo Arsenal.
Kooxaha U Soo Baxay Europa League:
Everton, Tottenham, Hull City (Waxa ay ku soo baxday finalka FA Cup)
Kooxaha U Haray Heerka Labaad:
Norwich City, Fulham, Cardiff City.
Gooldhalinta Horyaalka:
Luis Suarez 31 gool.
premier-league-small-updated265-908969_478x359


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada