DAAWO VIDEO:- Nairobo Wiil Soomaali ah oo bas uu raacay looga kala cararay

DAAWO VIDEO:- Nairobo Wiil Soomaali ah oo bas uu raacay looga kala cararay

daajis.com:-Mohamed waa wiil Soomaali sujuu ah oo ku dhashay wadanka Kenya waxa uu la kulmay dhacdo cajiib ah oo ka yaabisay kana sheekeyay sida ay ugu dhacday kadib markii Bas uu raacay looga kala cararay.

Dhacdadani oo si weyn looga hadal hayo Tv-yada Wadanka kenya ayaa waxaa laga wareestay wiilka Soomaali Sujuuga ah ee ay ku dhacday iyo sida ay u dhacday dhacadadaasi ee nala daawo adaa yaabi doonee.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada