Daawo Sawirada:- Gudoomiye Muungaab oo la kulmay ciidan loo diyaariyay in ay canshuurha ka qaadaan Muqdisho

Daawo Sawirada:- Gudoomiye Muungaab oo la kulmay ciidan loo diyaariyay in ay canshuurha ka qaadaan Muqdisho

daajis.com:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdsho General Xasan Maxamed Xusueen Muungaab ayaa xalay la kulmay ciiidanka Ilaalada deeganka, kuwaasi oo uruurin doono canshuurta ay bixiyaan dadka, sidaasi darteed Waxaa caawa Daaha laga Rogay Ciidankii soo uruurin lahaa canshuurta iyo kuwii sugi lahaa ammaanka canshuur uruuriyaasha.

Waa markii ugu horeysay oo Gudoomiye Gobol soo dhex galo bulshada kana codsado ay bixiyaan canshuurta taasi oo loo xil saaray mas,uliyiin khibrad u leh Qaabka Electonic ah ee Canshuurta Loo qaado.

Gudoomiyaha Gobolka Banadir Ahna Duqa caasimada General Xasan Maxamed Xusueen Muungaab ayaa caawa fiidkii u hambelyeey Sida ay isku Xiran yihiin Ciidanka Ilaalada deegaanka wuxuuna Gudoomiyihu ku amray in ay si cadaalad ah u Soo Ururiyaan Daqliga una dhimriyaan Dadka shacabka ah.










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada