DAAWO:- Flim cusub oo Cowke iyo hareeri ku jilayaan Oday dhaqameed iyo dagaal Ooge

DAAWO:- Flim cusub oo Cowke iyo hareeri ku jilayaan Oday dhaqameed iyo dagaal Ooge

daajis.com:-Hordhaca Flim cusub oo ay wax ka jileen labada wariye ee caanka ah ee Axmed Xasan Cowke iyo Cabdisalaan Hareeri ayaa soo baxay, iyadoona flimkaan uu yahay kii ugu xiisaha badnaa Soomaaliya.

Wariye Cowke ayaa Flimka ku jilaya inuu yahay Oday dhaqameed Soomaaliyeed halka Cabdisalaan Hareeri uu isna ku jilaya Flimka dagaal Ooge.

HALKAAN KA DAAWO FLIMKAN COWKE IYO HAREERI:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada