Daawo Muuqaal:- Dad taageersan Falastiin oo dagaal ka bilaabay Garoon ay ku ciyaareesay koox Israa’iil ah

Daawo Muuqaal:- Dad taageersan Falastiin oo dagaal ka bilaabay Garoon ay ku ciyaareesay koox Israa’iil ah

daajis.com:-Waxaa la joojiyay ciyaar kamid ahayd kuwa kulamada saaxiibtinimo ay ciyaaraysay kooxda reer Israa’iil ee Maccabi Haifa oo kulamo saaxiibtinimo la ciyaaraysay kooxda reer France ee Lille kulankaasi oo ka dhacayay dalka Austria kadib markii tageerayaal caraysaysan oo reer Falastiin ah ay garoonka soo galeen iyaga oo feer ku bilaabay xidigihii kooxda reer Israa’iil.


Ciyaarta ayaa waxaa ay maraysay iyada oo Lille ku hogaaminayso 2-0 balse taageerayaal loo maleenaayo in ay asal ahaan Turki yihiin ayaa garoonka soo galay waxaana ay dagaal kula dhaqaaqeen xidigihii kooxda Maccabi.

Macalinka kooxda Maccabi Aleksandar Stanojevic ayaa waxaa uu sheegay in uu ka xunyahay wixii dhacay.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada