Daawo Muuqaal:- laga helay diyaaradi Maleysia Airline ka hor inta aan gantaal lagu soo ridin

Daawo Muuqaal:- laga helay diyaaradi Maleysia Airline ka hor inta aan gantaal lagu soo ridin

daajis.com:-Waxaa la helay muuqaal yar oo laga duubay diyaaradii Malesia Airline ka hor inta aan gantaal lagu soo ridin goob u dhexeeysa dowladaha Ruushka iyo Ukrain.

Muuqaalkaan ayaa la soo bandhigay, iyadoo muuqaalkaan lagu arkayo dadki saarnaa diyaaradda oo ku jira gudaha diyaaradda.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA DIYAARADDA IYO DADKI SAARNAA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada