Daawo Muuqaal:- Qowmiyada Kurdiga oo kaarto iyo hub culus kula wareegtay magaalooyinkii ugu Shidaalka badnaa

Daawo Muuqaal:- Qowmiyada Kurdiga oo kaarto iyo hub culus kula wareegtay magaalooyinkii ugu Shidaalka badnaa

daajis.com:-Qowmiyada Kurdiga ee ku nool dalka Ciraaq ayaa ka faaideeysatay dagaalka kulul ee u dhaxeeya ciidamada Milatariga dalka Ciraaq iyo ururka ISIS (Dacash) ka dib markii ay si xeeladeysan kula wareegeen magaalooyinka ugu shidaal soo saarista badan dalka Ciraaq kuwaas oo kala ah Bai Hassan iyo Kirkuk.

Qabiilka Kurdiga (Kurdistan) oo xiliyadii hore xaqooda ka heli jirin dalka Ciraaq ayaa iminka waxeey soo qaateen Tikniko fara badan iyo Dabajeexyo kuwaas oo si toos ah ula wareegay magaalooyinka Shidaalka ee Bai Hassan iyo Kirkuk oo maalin kasta laga dhoofin karo ama laga soo saari karo in ka badan 450.000 oo Fuusto oo shidaal ah.


Qowmiyada Kurdiga ee ku nool dalka Ciraaq lama safna midna kooxaha isku dagaalaya dalka Ciraaq balse waxeey sheegeen inay ku dhawaaqi doonaan maamul u gaar ah maadaama xaqooda uu dhacsaday Raisul wasaaraha dalka Ciraaq Mr.Nouri al-Maliki .





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada