Daawo Muuqaal:- Diyaaradaha dagaalka Yahuuda oo wali Duqeyn wada & Taangiyo doonaya inay lug ku galaan Qasa

Daawo Muuqaal:- Diyaaradaha dagaalka Yahuuda oo wali Duqeyn wada & Taangiyo doonaya inay lug ku galaan Qasa

daajis.com:-Ciidamada Yahuuda ee dalka Israel oo maalmahaan dambe duqeeymo culus ka waday dhulka Falastiiniyiinta ayaa iminka waxeey isku diyaariyeen inay lug ama ifantari ku galaan marinka Qasa kuwaas oo iska caabin xoogan kala kulmi doona ururka Xamaas.


Yahuuda ayaa inta badan dhulka shacabka Falastiiniyiinta waxeey ku duqeeyaan Diyaarado dagaal balse dagaalka lugta ah marka ay ku soo galaan xaafadaha Qasa ayaa waxaa loo galaa wadooyinka kuwaas oo Askar fara badan ku waaya dagaalada dhulka ah.

10 cisho ka hor tan iyo markii ay Yahuuda duqeeymaha ku bilaabeen shacabka Falastiiniyiinta waxaa tirada dhimashada lagu sheegay inay sii caga cageeneyso in ka badan 240-qofood.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada