daajis.com:-Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa heshiis la gashay Shirkad
Shidaal xarunteeda tahay Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo lagu Magacaabo
(Mubadala Petroleum).
Heshiiskan ayaa waxaa dhinaca dowlada Soomaaliya u saxiixay
Soomaaliya Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka Daa’uud Maxamed Cumar halka
Shirkadda Mubadala uu u saxiixay Agaasimaha Musabax Al-Kaabi.

Musabbeh Al Kaabi oo heshiiskan u saxiixay Mubadala ayaa ku tilmaamay
heshiiskan inuu yahay mid muhiim ah maadaama shirkada reer Abu Dhabi oo
leh waaya-aragnimo ay fursad u helayso deegaan qani ah in ay maalgeliso
isla maraana xiriir wanaagsan uu dhex maro labada dhinac.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:10 and have
, Published at