Daawo Sawirada:- Raggii Shabaabka ka tirsanaa ee maanta Muqdisho lagu dilay

Daawo Sawirada:- Raggii Shabaabka ka tirsanaa ee maanta Muqdisho lagu dilay

daajis.com:-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay waxa ay dil toogasho ah u geysatay afar ruux oo dil ku xukkunaa kuwaas oo qaraxyo iyo dilal ka geystay magaalada Muqdisho.

Afarta ruux ee la toogtay ayaa waxaa ka mid ah Caawiye Axmed Jaamac kaas oo sanadkii hore qarax fashilmay ka geystay hotelka Makka Al-Mukarramma ee magaalada Muqdisho.

Sadexda kale laba ka mid ah waxa ay dileen askari ka tirsan dowladda oo ay qorigii ka qaateen, halka midka afaraadna isagoo qoriga hoobiyaha ka tuuraya degmada Dayniile lasoo qabtay.


DAAWO VIDEO-GA:




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada