Daawo Video:- Al-Jazeera: Maraykanka oo hub & Malayiin doolar siiyey Israel si loo cidhib Tiro HAMAS & Wararkii ugu danbeeyay

Daawo Video:- Al-Jazeera: Maraykanka oo hub & Malayiin doolar siiyey Israel si loo cidhib Tiro HAMAS & Wararkii ugu danbeeyay

daajis.com:-Dawlada Maraykanka ayaa Shaaca Ka Qaaday In Hubka Noocyadiisa Kala Duwan Iyo Lacag Malaayiin Dolar Ah Ugu Deeqday  dalka  Israel Si Dagaalka Hamas ay kula Jiraan ay ugu Guulaysato.

Arintaan ayaa waxay kusoo beegmaysaa iyadoo Yuhuuda ay dagaal ka wado dhulka Falastiiniiyiinta islamarkaana ay duqaymaha soo bilowday Bishii Ramadaan ay ku dileen dad aad u tiro badan, waxaana sidoo kale Arintaani ay ku soo beegmaysaa iyadooba horey  Israel ay taageero uga helaysay wadmo badan, Halka Hamas iyo Falastiiniyiintu ay go’dooon  ku jiraan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada