daajis.com:-Gobolada dhexe ee Soomaaliya, gaar ahaan goobaha ay gacanta ku hayaan maamulka Ahusunnah Waljamaaca ayaa maanta markii ugu horeysay laga ciiday, iyadoo shaly ay u aheyd maalin soon.
Maalintan ciida ayaa si weyn looga dareemay degmada Dhuusomareeb, halkaas oo ay boqolaal shacab ah ay usoo dukasho tageen barxada.
Shalay ayay aheyd markii dhamaan gobolada dalka laga wada ciiday oo ay maanta u tahay maalintii labaad ee ciida carafo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:52 and have
, Published at