Video:- Telefone Fashiliyey Wiil soomaliyeed oo labo xaas kala qarinayey , ka dibne maxaa ku dhacay markay ogaadeen labadiisii xaas..

Video:- Telefone Fashiliyey Wiil soomaliyeed oo labo xaas kala qarinayey , ka dibne maxaa ku dhacay markay ogaadeen labadiisii xaas..

daajis.com:-Daawo Telefone Fashiliyey Wiil soomaliyeed oo labo xaas kala qarinayey , ka dibne maxaa ku dhacay markay ogaadeen labadiisii xaas. 
Wilkan ayaa qabay labo haween, isagoo labadooda kala qariyey ,maalin ayaa go’aansaday in uu safar u aado xaaskiisii cusbayd , balse telefoonkiisa uu kaga soo tagay qolka hurdada xaaskiisi waynayd , ayaa fashiliyey arintaas uu qarinayey .
Xaaskiisii waynayd ayaa ka dib markay ogaatay in uu xaas kale leeyahay , go’aansatay in ay lakulanto xaaskiisii kale , markuu  ninkeedii  yimaaday guriga xaaskiisi cusbayd ayuu ku arkay xaaskisii waynayd oo uga soo horeysay ka dibne maxaa dhacay.

Halkan Ka Daawo faah faahinta




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada