Video: Waxa ka dhacay xeebta Muqdisho Dabaal Rag iyo dumar & Damaashaadka

Video: Waxa ka dhacay xeebta Muqdisho Dabaal Rag iyo dumar & Damaashaadka

daajis.com:-Ciida soonfureed ee sanadkan ayaa si weyn uga duwaneyd sanadkan sidii hore, waxaana shacabku ay isugu soo bexeen goobaha barxadaha, xeebaha iyo wadooyinka magaalada Muqdisho.


Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaal laga soo duubay Xeebta magaalada Muqdisho halkaasi oo ay udabaal tageen qaybaha kala duwan ee Bulshada oo isugu jira Rag iyo dumar.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada