Daawo Sawirada:- Ciidamo katirsan Al-Shabaab oo Dhoolo Tus ciidan sameeyay soona bandhigay awoodooda Milatari

Daawo Sawirada:- Ciidamo katirsan Al-Shabaab oo Dhoolo Tus ciidan sameeyay soona bandhigay awoodooda Milatari

daajis.com:-Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada AL-Shabaab ayaa dhoolo tus ciidan waxa ay ku sameeyeen Deegaanka Buulo Mareer ee katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose. 

Dhoola tuska ay Al-Shabaab ka sameeyeen Buulo Mareer ayey uga gon lahaayeen in ay soo bandhigaan awoodooda ciidan , waxa ayna socod ku mareen dagaalyahano aad u hubeesan qaar kamid ah Wadooyinka Buulo Mareer.

Al-Shabaab ayaa muujineysa in wali ay awood leedahay ayna heesato ciidan badan oo u dagaalama , waxaana sidan oo kale Al-Shabaab dhuulo tus uga sameeyeen deegaano kale oo gacantooda ku jira oo katirsan aaar kamid ah Gobolada Dalka.
Daawo Sawirada Halkaan Hoose

















FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada