Daawo:- Al-Kata'ib oo Filim Kasoo Saartay Howlgalkii Faransiiska Ee Fashilmay Buula Mareer.

Daawo:- Al-Kata'ib oo Filim Kasoo Saartay Howlgalkii Faransiiska Ee Fashilmay Buula Mareer.

daajis.com:-Mu'asasada Al-Kata'ib oo ah garabka Warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay isdaar maqal iyo muuqaal ah oo diiradda lagu saarayo howlgalkii fashilmay ee ciidanka Faransiisku sanad ka hor ka fuliyeen magaalada Buula Mareer. 

Filimkan cusub waxaa kasoo muuqanaya sarkaalkii faransiiska ahaa ee lagu dilay howlgalkii fashilmay iyo saraakiil katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo faah faahin ka bixinayay qaabkii uu udhacay howlgalkii Buula Mareer.

Halkan ka degso Filimka 800 MB

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada