Daawo:- Flim jaceyl Oo qosolka kaa dhameen doona..

Daawo:- Flim jaceyl Oo qosolka kaa dhameen doona..

daajis.com:-Filmkani Cusub oo jaceylka Soomalida sida isku yahiin laga Matalayo waxa Muuqanayso sida Soomaalida lacagta uga Jecel yahiin jaceylka waxana gabadhani ka raacday nin jeclaa,Nin bixiyey 15 Kun Oo dolar Iyadoona Inta badan Sheekdani xiisaha Leh Fikrado kala duwan dhalisay..


Filmikaan ayaa waxaad ka dheehan kartaa in Gabadhaha sanadkaan ay daneeyaan nin lacag badan kadhiibo maherkeeda si ay ugu faanto dumarka kale lakiin dhibaatada ugu weyn waxay soo gartaa raga guurdoonka ah markii gabdhii ay soo hashiiyeen ay balanka kaga baxdo.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada